Jaamacadda Benaadir oo daahfurtay Barnaamij cusub oo Waxbarasho (Sawirro)

Jaamacadda Benaadir ayaa daahfurtay barnaamij cusub oo Waxbarasho (Internship) kaasoo ay iska kaashanayaan Jaamacado ku yaalla dalalka Kenya iyo Ugandha, iyadoo munaasabad arrintaas la xiriirta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barnaamijkan Waxbarasho waxaa ka faa’iideysan kara ardayda dhigata iyo kuwa dhameysatay Waxbarashada heerka koowaad (Bachelor) iyo heerka labaad (Master), wuxuuna u gaar yahay Saddexda Kuliyadood oo … Continue reading Jaamacadda Benaadir oo daahfurtay Barnaamij cusub oo Waxbarasho (Sawirro)